Madaxweyne Biden oo qaaday talaabo ay ku dhiiran waayeen Madaxdii ka horeysay

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad ee Adduunka ay boqortooyadii Cusmaaniyiintu ka gaysatay Armenia. Aqoonsiga Biden ayaa ah fulinta balanqaadkii ololahiisa doorashada, wuxuuna ku soo beegmay Maalinta Xusuusta Xasuuqa Armenia ee laga xuso Armenia iyo qurba joogta Armenia. “Sannad kasta maanta oo kale, waxaan … Continue reading Madaxweyne Biden oo qaaday talaabo ay ku dhiiran waayeen Madaxdii ka horeysay